Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay kooxda Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ,kadib markii uu isku soo dhiibay ciidanka dowlada ee ku sugan magaaladaasi. Yaroow Xasan Aaden, oo loogu yeeri jiray (Seyfu-Laah) oo la hadlay Warbaahinta dowlada ayaa sheegay in uu katirsanaa Al Shabaab una qaabilsanaa isku … Continue reading Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)